April 20, 2019 21:50:25

Muqdisho-Malinle= Goobaha ganacsi ee ku yaala suuqa weyn ee bakaaraha ayaa ah dhamaan kuwo saakay iradaha u xeranyihiin.

Shalay ayaa ganacsatada gobolka Banaadir waxaa ay warbaahinta ka shaaciyeen in maanta oo axad ahi xeri doonaan dhamaan suuqyada magaalada muqdisho kadib markii ay maalmo badan ka cawdeen canshuuro lagu soo rogay.

Irdaha dukaamada waa weeyn iyo kuwa yar yar ee suuqa bakaaraha ayaa saakay xeran waxaana iridka hore ka fadhiya qaar kamid ah ganacsatada suuqaasi.

 

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *