April 20, 2019 21:37:18

Muqdisho-Malinle=Iyadoo maanta maxkaamda racfaanka gobolka banaadir lagu balan san yahay dhageysiga dacwada siyaasiga cabdi raxmaan cabdi shakuur warsame ayaa siyaasiga waxa uu sheegay in maanta maxkamada hortagi doonin.

Cabdi raxman cabdi shakuur warsame  ayaa tilmaamay in maxkamada goboka banadir ay fulisay xukun cadalad ah Islamarkaan aysan jirin wax dacwadah ah oo uu ka qeyb galaayo isagoo intaa kudaray in uusan wakiilandoonin qareena kumatalo   dacwadaas .

Todowaad kii hore ayay aheed markii maxkamada racfaanka gobolka banadir aay dhageysitay  dacwda siyaasiga cabdi raxmaan cabdi shakuur iyadoo xiligaas  loo balamay 3 bisha koowad oo maanta ku began.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *